amuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ammuur¹.

ammuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc xamaaratada ka mid ah oo muluca u eg kase weyn oo leh midab bunni ah. ld amuur.
  2. 1. Arrin; mushkilo. 2. Allabari. ld ummuur.