ammuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc xamaaratada ka mid ah oo muluca u eg kase weyn oo leh midab bunni ah. ld amuur.1. Arrin; mushkilo. 2. Allabari. ld ummuur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
arrinQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineIsrogrogga: (-imo, m.l)Macnaha:Talo, hadal iyo in wax laga qabto u baahan; xaajo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
mushkiloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld mushkilad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
amuurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld ammuur¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
ummuurQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld ammuur².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00