aqasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aqo. ld caqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aqo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-qday, -qatay)

Macnaha:

  1. Nafley cunto iyo biyo la'aan dartood u wax yeelloobid. ld caqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caqasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld aqasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur