haqadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:1. Cad yar, beer ka mid ah oo qof maalin fali karo. 2. ld haqasho. 3. Qarar dhaadheer oo xeebaha ku yaal.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
haqashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg haqo. ld haqad (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0