aqbalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg aqbaal². ld aqbal¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

aqbal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Oggolaanshaha cidi yeesho wax la weyddiistay. ld aqbalid.
  2. Cid wax la weyddiistay yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur