aqoodQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg aqoo. ld aqoonsho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aqooQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Macnaha:(yaqaan, taqaan; yiqiin, tiqiin/aqooday, aqootay) Wax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho. Tus. “Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0