waq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld waaq. 2. Lifaaq xagga hore kaga daba karma magacuyaalka oo ka dhiga hawl weligeedba socota. Tus. “ Waqay, waqood”.

waaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Magac ay Soomaalidu waagii hore ay u tigiin Ilaah. ld waq.