aqoonsi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Warqadda a.ga: dokumenti rasmi ah oo ay ku yaalliin magac dhan,sawir iyo wixii kale oo caddaynaya qof sugiddiisa. 2. Warqadda citiraafka. 3. ld aqoonsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

