arah
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. A. ah: tiro dad ah oo u safray in ay soo gurtaan miro, xabag, caws iwm. 2. ld arahid. ld arahid.
- Dad in ay soo gurtaan qaraab miro, xabag, caws iwm u safrid; arahdoon. ld arahdoon².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

