arkaanQaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine PluralMacnaha:A.ta islaamka: shanta tiir ee diinta islaanka ku taagan tahay. ld arkaanu-islaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
aQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
arkaanu-islaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld arkaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00