asay

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld asaay.

asaay

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhar midab cad ama madow leh oo afadu qaadato marka ninkeedu dhinto; weer. ld asay.