awalQaabnax: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine AdverbMacnaha:Marka hore; waa hore; koowaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
koowaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (t.j) Lambarka tirada jagaalada ah ugu horreeya. 2. (-dyo, m.dh) Halbeeg. ld koobaad, kowaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00