ba'
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Hoog iyo dhibaato aad u badan. 2. (e.d) Dhibaato iyo waxyeello xun cid gaarsiiya; baabba'.
- 1. Hoog iyo dhibaato aad u weyn la kulmid. 2. Ka b.: xaalad leh gaajo, harraad, ciil iwm ka bixid. 3. Ka b.: midab, wasakh iwm meel ay yaalleen ka tirtirmid.
Lamidka: baabba
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

