bi'idQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ba'². ld ba'id.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ba'Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Hoog iyo dhibaato aad u badan. 2. (e.d) Dhibaato iyo waxyeello xun cid gaarsiiya; baabba'.1. Hoog iyo dhibaato aad u weyn la kulmid. 2. Ka b.: xaalad leh gaajo, harraad, ciil iwm ka bixid. 3. Ka b.: midab, wasakh iwm meel ay yaalleen ka tirtirmid.Lamidka: baabbaSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
ba'idQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld bi'id.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00