baaq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-qyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Cod dheer oo ay isugu yeeraan dad badan oo raabe-raabe u socda si aanay u kala lumin. 2. Cod ama calaamad gaar ah oo ciidan isugu afgarto. 3. Hadal ama dhaqdhaqaaq maldahan oo cid wax lagu fahamsiyo. 4. ld baaqid.
- (taar.) War cad oo rasmi ah.
- Baaq samayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

