baash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld baashi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baashi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Waraaqaha turubka midka yeekaha ku xiga oo boqorka ku sawiranyahay. ld baash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur