lixaad
Qaabnax: Magac Lab Tiraale Jagaale | Noun Masculine Numeral Ordinal
Macnaha:
- Tirada jagaale, keeda u dhigma lixda. ld laxaad.
- 1. Xoog, itaal. 2. Baaxad. 3. Lixda l.: indhaha, lugaha iyo gacmaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

