beyQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Midab cad oo madow yari ku dheehanyahay oo ay yeeshaan lo'da, fardaha iyo riyaha.Nooc ka mid ah halaqyada waaweyn oo leh waabaayo halis ah.