badhi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld bari¹.
- (bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u suurta gelisa inuu noolaado xilli abuur ilaa xilliga ku xiga. Badhidu waa xiddo isbeddel ku dhacay oo jirrid gaaban oo ballaadhan leh. Tus. “Basal”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

