barbarro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Barbarkadhac; barbardhac; kalagurad; garbadhac.

barbarkadhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld barbardhicid.

barbardhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld barbartan 1. B. ah: labo qof, koox ka badan oo tartan ku kala badin waayey. 2. ld barbardhicid.
  2. Labo qof, koox ama ka badan tartan ku kala badin waayid. ld barbarradhac².

garbadhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Kala rayn waayidda ay kala rayn waayaan laba qof oo legdemaay.
  2. Laba qof oo legdemaaya, kala rayn waayi.