amaQaabnax: Xiriiriye | ConjunctionMacnaha:Erey kala xiriirfura laba magac ama laba weerood. Tus. “Baasto ama bariis ii keen”, “Ama tag ama joog”. ld amba², amma.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ambaQaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun IndependentMacnaha:Magacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban “ani” iyo “ba”.ld ama.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ammaQaabnax: Xiriiriye | ConjunctionMacnaha:ld ama.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0