baro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Degaan lagu dhasho ama lagu dhaqmo; guri. 2. Goobta lagu cayaaro ciyaarta xayaadka.
  2. 1. (f.g) Aqoon kororsasho. 2. U b.: wax caado ka yeelasho. Tus. “Cali in uu subax walba canjeero cuno ayuu u bartay”.

guri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ryo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Hooy; aqal. 2. G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.
  2. 1. Nafley irmaan, maalid iyo nuugid ka dhaafid. 2. La g.: cid xumo wadda la sii wadid, si loo tuso waxyeelladeeda.