tar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan. 2. ld tarid.
- 1. Magac xiddig; afqays. 2. Bow-do.
- 1. Wax t./wax u t.: cid wax qabasho. 2. Wax badin.

