baxsad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday meeshi lagu ogaa. 2. B. ah: neef xoolo ah oo ka fakaday meeshi lagu ogaa. 3. ld baxsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

