baq
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Caano xumaaday oo aan la dhammi karin. 2. ld biqid.
- 1. Wax xumaaday oo aan la dhami karin noqosho (caano). 2. Baqdin dareemid. 3. Ka b.: sharci, qawaaniin iwm wax khilaafsan faliddiisa ka digtoonaan si looga baxsado ciqaabta ay jebintiisu leedahay.

