baylah

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meel cidla ah oo cabsi leh. 2. B. ah: hanti aan cid ilaalisa la joogin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur