bidix

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qof wejigiisu waqooyi ku aaddan yahay dhankiisa ku toosan galbeed ee ay ku taal gacanta aan aad wax loogu qabsan.