midig

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga. 2. Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.