biyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax biyo ku darid. 2. Wax biyo ka badan ku darid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur