bohol

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.l)

Macnaha:

  1. Jeex hoos u dheer biyo iwm sameeyeen oo dhulka ku yaal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur