bowQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Jug; b. sii: qof wax ku dhufasho. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo dhufashada.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jugQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. (sh.r) Nabar, ay waxa gammuuxani geystaan. 2. (sh.r) Wax qarxay ama si xoog leh meel ugu dhacay, sanqadhooda. 3. J. ah: haad fas badan laga hayo (turub).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0