lowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:Bowdada iyo kubku meesha ay iska galaan dhankeeda sare; jilib.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
jilibQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-lbo, m.l) Meesha shanshada iyo bawdada dadku iska galaan. 2. Buur yar. 3. (-byo, m.dh) Qayb ka mid ah qolooyin wada dhashay. 4. (-byo, m.dh) Bir yar oo caarad godan leh oo kalluunka lagu dabo; maqaalin. 5. J. u dhig: qof ama wax iska daaficid. 6. Jilbaha u dhig: qof ama wax iska dhicin.Dhul yar, bannaan oo degaan ku habboon.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0