bul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo. 2. Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
  2. (bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur