bulidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg bul².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
bulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:1. Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo. 2. Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.(bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0