buul

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lal, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Aqal yar oo aan hab wanaagsan u dhisnayn. 2. Aqal shimbir. 3. Dhullax, kasoobax.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur