cabiidQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid¹.