dac

Qaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective

Macnaha:

  1. Biyo wasakh ah oo ku hara kaalinka ay xooluhu ka cabbaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur