Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
(cabiid, m.dh) Qof la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; bidde; addoon; cabid. ld cabid¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)
Macnaha:
Nin la leeyahay, aan xor ahayn oo sidii la doono loogu shaqeysto; addoon; cabiid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-oommo, m.dh)
Macnaha:
Nin aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; cabiid; bidde.
Naag aan xor ahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogu shaqaysto; biddad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur