cagaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Midab u eg kan caleenta iyo cawska marka ay dooganyihiin. 2. Doog. 3. Qudaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
doogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Caleenta iyo cawska cusub ee uu roobka soo saaro; naq; tigaad. 2. Xilli roob da'ay, dhulku cagaaranyahay dadka iyo xooluhuna baraare ku jiraan. ld doogaad.1. Soo laba kacleynta uu soo laba kacleeyo nabar hore u biskooday. 2. D. ah: biyo cirka ka yimid oo weel loo hoorsaday. 3. ld daab².1. Nabar hore u biskooday mar labaad soo kicid. 2. Roob da'aya weel u hoorsasho (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00