cambaar
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Roob da'a xilli jiilaal. 2. Xiddig magaciis.
- (daaw.) Cudur maqaarka ku dhaca oo goobo-goobo waaweyn oo cuncun leh u yeela; halaamacood maqaarka intiisa sare oo leh cuncun, finan iyo qolof.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

