wirQaabnax: Erey Dareen | ExclamationMacnaha:Car! Ma ku dhacda.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
carQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Qadiidka ku hara weel la culay. 2. Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay. 3. Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir.Car noqosho. ld cartan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0