caw
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dhinac; dhan. 2. Aagga u dhow meel. ld caaw¹.
- Caleemo dhaadheer, laga sameysto darin dambiil, xarig iwm. oo ka baxda geed la bah ah timirta iyo baarta. ld caaw².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

