qad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.
  2. 1. Wax la qaybsanayey wax ka waayid. 2. Cuntocunid la'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur