duleedQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.dh)Macnaha:1. Agagaar. 2. Wax gadaashiis dambe.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
agagaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wax meelaha ku dhow ee hareeraha kaga xeeran. ld agaggaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0