jaf
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Garaac; tumid. 2. Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco). 3. Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.
- 1. J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh. 2. J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
- 1. Gogol iwm boor ka duulin. 2. Geed si qolofta looga goosto garaacid. 3. Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

