dahaaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dahaar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dahaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhegsan.Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhejin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0