dahaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhegsan.
  2. Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhejin.