daho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-hday, -hatay)

Macnaha:

  1. ld diho.

diho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-hday, -hatay)

Macnaha:

  1. Ilmo dhashay kalgacal u muujin. ld daho, doho.