xeeb

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-bo, m.l)

Macnaha:

  1. Daliig dhul ah oo cammuud iyo sabbaax leh oo bad dhinaca ku haysa.
  2. (juqr.) Dhulka deriska la ah badda ama biyo kale oo weyn kuwaas oo mawjadahoodu ay si toos ah u saameeyaan.