danayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg danee.

danee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

Macnaha:

  1. 1. Caano la lulayo biyo yar ku darid. 2. Wax tixgelin dheeraad ah siin.